Qeexid

"Deeq; liibaan; abaal; mahad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gallad oo kali ah:
  • Golaha Ammaanka oo Cambaareeyey Eritrea Shan iyo tobanka xubnood ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa isku raacay cambaareeyn ka dhan ah howlgallada millatari ee ay Eritrea ka waddo soohdinta ay la leedahay dalka Djibouti.
  • Carada iyo xamaasadda is-wata iyo dhaqankeennii ahaa in qabaa’il dhan godob ama gallad la huwiyo waxay keeni karaan inay arrinta sii fogeeyaan.