Qeexid

"Wax gal ku ridid."

Qeexid Xigta

Shax badin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga galee oo kali ah:
  • Gunn Andreas Holm, waxaana xalay casho-sharaf ay hay’adda UNHCR soo qaban-qaabisay loogu qabtay Hotel Ambassador, taas oo ay ka qaybgaleen madax sar-sare oo ka tirsan xukuumadda iyo madaxa UNDP ee Somaliya Mr.
  • C/laahi Suldaan iyo Barni Jimcaale, waxay ku aqal-galeen Galoolley 1952-kii.