Qeexid

"Cudur ku dhaca xubnaha taranka ee dadka, oo keena dhabar xanuun iyo dhalmo la'aan; jabto."

Qeexid Kale

Gebi tog.

Qeexid Xigta

Dabayl xoog leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gale oo kali ah:
  • Kulanka ay ku yeesheen xubnaha Isbahaysiga Asmara dalka Jabuuti ayaa ka dhacaya guriga ummadda ee dalka Jabuuti, iyadoo Saleban Colad Roble uu sheegay inay ka qaybgaleen 160-xubnood, iyadoo aan la shaacin inta casho ee uu socon doono.
  • Dhinaca kale waxaa ka dhacey gudaha Kismayo dagaal ay magaalada gudaheeda soo galeen ciidamo beleedyo ka tirsan beesha Harti oo tageerayay ciidamada ku sugnaa Buulo guduud kuwaas oo saakey subaxnaminadii dagaal ku qabsadey agagaarka Buulo guduud.