Qeexid

galda' f.mg1 (-'ay, -'day; -di'i) Ku g.: cid si ba'an ugu goodiyid.

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga galda oo kali ah:
  • Maxamed Cabdi Gabboose, ayaa daaha ka rogay galdaloolooyinka ka muuqda dawladaha hoose ee dalka iyo mawqifkiisa la xidhiidha la-dagaalanka musuqmaasuqa.
  • Ugu danbeyntiina waxa aanu aad ugu rajo weynahay in Golaha Wakiiladda ee Somaliland ay xeerkan aad uga doodi doonaan, ka dibna aanay ku ansixin xeerkan sida uu iminka yahay, iyagoo fiiro gaar ah siinaya galdalooladda aanu kor ku soo xusnay.