Qeexid

"(-dyo, m.dh) Xamaarad. ld galangalcayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga galcad oo kali ah:
  • Apr 2010- Magaalada Galcad oo weli jawigeedu deganyahay..
  • Haweeney ka mid ah Dadka degmada Galcad oo aan la xiriirnay ayaa sheegtay in Roobabku ka de'een deegaanada Bud-bud,Cali Afrax,Ceel-hareeri iyo kuwo kale o ku xeeran degmadaasi.