Qeexid

"Aroos aqalgeyn."

Qeexid Xigta

Cid meel aadeysa sagootin. ld gelbi.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga galbi oo kali ah:
  • Kooxihii galbinaya gaadiidkaas ayaa waxaa u suuragashay inay la wareegaan gacan ku haynta koontaroolka ayna si nabad ah ku gudbaan gaadiidkii ay wateen.
  • Sheekh Aadan Madoobe oo ay galbinayeen gaadiidka dagaalka ee loo yaqaan tiknikada oo aad u fara badan iyo ciidamo xoogan iyadoo saraakiil ka tirsan dowladda KMG ay horay u sii dhoweeyeen.