Qeexid

"Dhanka qorraxdu u dhacdo; bogox, bugux."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga galbeed oo kali ah:
  • Kuwa is yeel yeelayow waad ogtihiin Maakhir dhulka la yidhaah waa Sanaag/Haylaan iyo Galbeedka Bari.
  • Warbixintan hay’adda FASU, waxay sheegtay in furitaankii xadka u dhaxeeya Djibouti iyo Somaliland uu caawiyay dadka deggen xeebta Galbeed ee Somaliland iyo gobolka Awdal.