Qeexid

"ld galabsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga galabsad oo kali ah:
  • Ilaa iyo hada lama yaqaan sababta dadkaan loo laayay iyo waxa ay galabsadeen waxaana dadka deegaankaasi la yaaban yihiin asbaabta loo laayay dadkaan rayidka ah iyadoo kooxihii dilay ay baxsadeen laman aqoonsan waxa ay ahaayeen.
  • Xornimo laalkii 60-kii waxaa laga faa’iiday dhibaato naf iyo maalba leh, iyo dib dhac 43 sano ay dadka reer Somaliland ku galabsadeen abaal darro kaga timid dadkii ay xornimadoodii u dhiibteen.