Qeexid

"Waqti galab ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Falkaab naxwe,

Falkaab / adverb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga galabnimo oo kali ah:
  • Qarax xoogan oo sababay dhimasho iyo dhawac fara badan ayaa abarihii 5:30 galabnimo xilliga geeska afrika ka dhacay albaabka hore ee laga galo guriga ra’iisul wasaaraha dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Cali Maxamad Geedi.
  • Weerarkaan oo la adeegsanayey Hoobiye-yaal iyo hub kale ayaa lagu jeediyay degaanka magaalada Muqdisho ka daganyihiin KM4 kaas oo bilowday 5:30 galabnimo.