Qeexid

"(-lbo, m.l) Gelinka dambe ee maalinta."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga galab oo kali ah:
  • Arinta keenaysa in ay dhintaan shacab ayuu ku sheegay waa sida uu hadalka u dhigaye in Al-shabaab ay ku dhex dhuuntaan dadka shacabka ah, sidaasna ay dad badan oo aan waxba galabsan ay waxyeelo ku soo gaarto.
  • Afhayeenka Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed C/laahi Xasan Bariise oo Galabta ka hadlay dhacdadaasi ayaa sheegay in Baabuur nooca Xamuulka ah oo ay ka buuxeen waxyaabaha Qarxa uu gudaha u galay Xerada Iskoole Buluusiya.