Qeexid

"Xarig awrka lagu keeneeyo."

Qeexid Kale

Weel dheg leh oo afar litir qaada. 4. Saab digaagga lagu qaado marka la guuraayo.

Qeexid Xigta

Weel yar oo biyaha lagu darsado.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga galaan oo kali ah:
  • "Waxaa jira wada ogalaansho buuxa, kaasoo ka imaanaya gudaha iyo dibada Somalia, inuu dhamaado xiliga KMG ah dhamaadka August kaasoo dhidibada loogu aasey Jabuti 2004," Augustine Mahiga ayaa saxaafada u sheegey isaga oo ku sugan Nairobi.
  • Dhanka kale; ciidamada AMISOM ayaa rasaas ku furay qaar ka mid ah wariyeyaal damacsanaa inay ka qaybgalaan shirka Jara'aid ee Madaxweyne Sh.