Qeexid
(-oobay, -owday; -oobi) Gahayr noqosho. ld gahayr.
(-oobay, -owday; -oobi) Gahayr noqosho. ld gahayr.
Fal / verb
m.l.kh
Qeexid: ld gaahiir 1. Miro aan bislaan, curdannimadiina dhaafay.
Qeexid Xigta: G. ah: gabar inannimmo ku weynaatay.
Qeexid Kale: Wax aan jilicsanayn; adag. 4. ld gaahi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Geed gaab u eg dhafaruurta oo leh laamo dhuudhuuban oo aqallada lagu dhisto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Miro curdan dhaafid.
Qeexid Xigta: Qof doobnimo ku weynaansho. ld gahayrow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Kale: ld gahayroobid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: ld gahayrid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: Badar aan aad u bislaan.
Qeexid Xigta: Shaah caddays ku yar yahay.
Qeexid Kale: Miro aan aad u bislaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Qof cayr ah noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld garraw1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Xayr jeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]