Qeexid

"(sh.r) cod lagu muujiyo jug xoog leh."

Qeexid Xigta

G. ah: qof mintid ah oo gacan'adag.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gag oo kali ah:
  • Qraxaan ayaa ka dhacey agagaarka suuqa xoolaha oo ku yaala Woqooyi barri ee magaalada Muqdisho halkaas oo ay ku badanyihiin tageerayaasha Maxaakiimtii laga saarey Muqdisho.
  • Afhayeenka Al Shabaab Shiiq Cali Maxamuud Raage oo maanta ka hadlayey munaasaba xiritaanka Siminaar baryahan uga socday Odayaal Dhaqameed hotelka Ramadaan ayaa sheegay in dowlada KMG Somalia ay dalka keentay hey'ado cusub oo argagixiso ah.