Qeexid
Kibir iyo isla weyni wajiga ka muuqda.
Qeexid Xigta
ld gafuurtaagid.
Kibir iyo isla weyni wajiga ka muuqda.
ld gafuurtaagid.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Kibir iyo isla weyni weji ka muujin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld gafuurtaag1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Afka iyo sanka nafleyda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Wax aan tira badnayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Orgi yar oo da'diisu u dhexeyso shumbul iyo uguufaa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Neef riyo ah oo neef kale la diriraya dhogor kicin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.lg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Fidinta gorayo, cantalaay iwm ay baalka fidiyaan; is g.: qof taageerid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]