Qeexid

"Badeeco lacag ku baddalasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gado oo kali ah:
  • Gaariga rogmaday ayaa ka yimid xeryaha qoxootiga dalka Kenya, wuxuuna siday in ka badan 50-qof kuwaasoo ku socday Magaalada Kismaayo iyadoo loo sababeeyay gadoonka gaariga jar uu ka dhacay.
  • Shilkan ayaa noqonaya kii afaraad oo todobaad gudihii ka dhaca gobolkaas oo ay roobab ka da'ayeen, iyadoo gaadiidkaas gadoomay ay ku dhinteen tiro dad ah, halka ay kuwo kalena dhaawacyo kasoo gaareen.