Qeexid

"ld geddoomid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaddoon oo kali ah:
  • Faadumo mar labaad bay miyir- gaddoontay.
  • Markuu wax xasuusto calooshaa gaddoonta, marmar waabu suuxaa oo arnbalaas loogu yeedhaa.