Qeexid

/2 (-iyay, -diday/-isay; -iyi) ld geddi2.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaddi oo kali ah:
  • Kooxda Mueller, ayaa durba la hadlay ashqaas kala gaddisan oo Aqalka Cad ka tirsan iyo kuwa kale oo ku lug lahaa olilihii doorashada madaxtinnimo ee Trump.
  • Haddaba anoo la kulmay walaalo Soomaaliyeed oo soo maray saxariirkaa iyo halaagga safarkaas dheer ee tahriibta ah ayaa waxaan maqaalkan kooban ku soo ururiyey murugaddii iyo miyir doorsoonkay kala soo kulmeen dhibtaas.