Qeexid

"Saabka weelasha qaarkiisa kore."

Qeexid Xigta

Qoriga ku wareegsan saabka fooddiisa sare.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gadaan oo kali ah:
  • Qabar-sanawaaci Maraykanku lahaa, ayaa ku bakhtiyay meel ku taalla hawada Gobolka Sagsiile, kadib markii ay naftu kaga baxday markuu soo gaadhay gadaanka hawada dhulka.
  • Waqtigaa, Waxaanu dhammaynay dejinta barnaamijkii Af-Soomaaliyaynta, markaa markii aan dejiyay manhajkii iyo buugaagtii, ayaa laygu yidhi Agaasime guud noqo oo fulli, jagadaana waxaan hayay ilaa 1980,” sidaa waxa yidhi Saleebaan Maxamuud Aadan.