Qeexid

"Wax gadaan loo yeelay ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gadaaman oo kali ah:
  • Ciidamada DF ayaa ku gadaaman suuqa ugu weyn Muqdisho halkaas oo laga maqlayo rasaas goos goos ah oo hal dhinac ah.
  • Haddaba maalintaas taariikhiga iyo waxyaabaha ku gadaaman waxaan ku xusi doonaa mujaahid kamid ah saraakiishii SNM oo ku shahiiday dagaalkii maalintaa 27 May ka dhacay magaalada Burco, kaasoo ahaa Muj.