Qeexid

gadaale s. Dib xiga; gadaaleeya.

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gadaale oo kali ah:
  • PL: Musharaxiinta oo ka hadashay khilaaf Murashax Gadaale oo shir jaraa'id Waxaa gebi ahaanba burburay heshiiskii dhawaan ay wada gaareen Musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxtinimada Puntland iyo Xukuumadda uu Hoggaamiyo Gen.
  • Waxaa sidoo kale ka hadlay goobtas Murashax Gadaale oo soo dhoweeyey go'aanka Maxamad Cabdi-Nur isaga oo xusey in ay mudan tahay in loo mahad celiyo murashaxiinta kale ee tanaasushay.