Qeexid

"gadaal baah m.l (fiis.) Baahidda ama qalloocsanka hirar, marka ay dhexmarayaan dalool ama la laabmayaan wareegga geftinka oodan ama hor-joogsi sida derbi."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gadaal oo kali ah:
  • Baarlamaanka Federaalka Ayaa doortay Xasan Sheekh Maxamuud asigoo ah Madaxweynihii ugu horeeyey burburkii ka gadaal.
  • Afhayeenka ayaa intaa ku daray in Howl galka maanta uu ka duwanaa kuwii hore wuxuuna tibaxay in Ciidamada Booliska ay howl galka wadeen, waxaana gadaal ka kaabinayay buu yiri kuwa Itoobiya.