Qeexid

"Geed faalala oo leh bari wayn oo xooluhu ku harraadbeelaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gacmadheere oo kali ah:
  • Richard Darlington (Gacmadheere) Richard Darlington waxa uu dhashay sanadkii 1919 dalkan Ingiriiska, waxa uu waxbarashadiisii intii badnayd u qaatay..
  • Mas'uulka cusub ee uu Madaxweyne Yuusuf u magacaabay xilka Ra'iisul wasaaraha Somalia Gacmadheere oo isaguna hadal kooban jeediyay ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay xilka loo magacaabay uuna Alle ka baryayo inuu la garabgalo.