Qeexid

Geed yar oo laamo jilicsan oo la cuno leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gacayr oo kali ah:
  • Akhyaarta indhaha giirgiiranaw waxaynu soo gaadhnay cagidii aan dambtaa idinkaga guri jirnay warkii dunida, waxaana maanta idinku dubayn doona Weriye Gacayr Booto.
  • Akhyaarta indhaha giirgiiranaw waxaynu soo gaadhnay cagidii aan dambtaa idinkaga guri jirnay warkii dunida, waxaana maanta idinku dubayn doona Weriye Gacayr Booto.