Qeexid

"Iib qiimaha la bixinayo marka wax la kala gato."

Qeexid Kale

G. ah: lacag caddaan ah oo wax lagu kala iibsado. 4. ld gacansaarid.

Qeexid Xigta

Xiriir saaxiibnimo oo dhex mara laba qof ama ka badan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gacansaar oo kali ah:
  • Mudane Sharma'arke ayaa sheegay inay jiraan xildhibaano diyaarinaya mooshin, kuwaasoo Madaxweyne Shariif gacansaar la leh, basle uu ka digayo in la burburiyo xukuumada, lagana digtoonaado dhagarta aasan.
  • Kooxo hubeysan oo gacansaar la leh Al-shabaab ayaa xiray xafiiskii hay'ada WFP ee degmada Bu'aale ee Gobolka Jubada dhexe sida ay sheegeen mas'uuliyiin ka tirsan hay'adaas oo ku sugan Somalia.