Qeexid

Dagaal yar oo gacan la adeegsanayo.

Qeexid Kale

Siin; waxbixin. 4. ld gacanqaadid.

Qeexid Xigta

Salaan kalgacaltooyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gacanqaad oo kali ah:
  • B.W. Anderezejwski iyo Muuse X. Ismaaciil Galaal baa hormood u ahaa intii ku ididdiilatay, hambalyo, taageero iyo gacanqaadna waxay u fidiyeen aqoon yahankii kolkaa da’da yaraa ee arrinkan la yaabka leh soo bandhigay.”
  • Waxaa wehelinayay sheekh loo soo kaxeeyay in uu meheriyo is-gacanqaadka siinta kadib Luul, si aanay arrintu qabyo u noqon.