Qeexid

(-layaal, m.l/dh) Qof dambi dil ahi ku cad yahay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gacankudhiigle oo kali ah:
  • Ciidamada Booliiska Dowalada KMG ah Bandow xalay la saaray degmada Dharkeenleey Maxkamadaha Islaamka Gobolka Hiiraan oo Maanta Fal Qisas ah ku Fuliyay Gacankudhiigle hore u dilay Taliyihii Ciidamada Magaalada Beledweyne ee Maxkamadaha.