Qeexid

Cid dhibaato dhaxalsiin.

Qeexid Xigta

U g.: cid kale oo cadow ah gacantooda gelin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gacangeli oo kali ah:
  • Afhayeenka xukuumada Kenya Alfred Mutwa oo war-saxaafadeed soo saaray ayaa sheegay in xukuumadiisu aysna wax lug ah ku lahayn xariga dadkaas iyo u gacangelinta dalka Ethiopia oo ay ku xirnaayeen.