Qeexid
ld gaxandho.
ld gaxandho.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Qof laga dhintay wax siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Wax dad kale leeyahay idin la'aan faragelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qof laga dhintay waxa la siiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Faragelinta idan la'aan lagu sameeyo wax qof kale leeyahay.
Qeexid Xigta: ld gacandhaaf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (daaw.) Mudidda xididdada dhiigga celiya midkood (aroore).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: gacan xoodnaan m.dh (-cmo ..., m.l) Gacanka goobada ee xoodan halka bar ee xodka.
m.l
Qeexid: (-ammo/-nno, m.dh) (xis.) Xarriiq toosan ee ka timaada xuddunta kuna dhammaata bar ku taalla meeriska goobada ama fogaanta ka bilaabata xuddunta kubbad, kuna dhammaata bar ku taal dusha kubbadda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Xubinta faraha leh ee dadka wax ku qabsado.
Qeexid Xigta: Xubin dheer, madaxa maroodiga ka laallaadda oo uu wax ku qabsado kana neefsado.
Qeexid Kale: Dhegta weelasha iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-ammo/-nno, m.dh) Khoori.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Geed nagaar faalala, xooluhu cunaan, dhalo miro qodax leh oo markay qallalaan muda dadka iyo xoolaha. ld gacandho, gocondho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld gacandhaaf1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg gacandhiib2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Xubinta caanahu galaan ee xayawaanka dheddig.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: Dhibaato la kulmid.
Qeexid Xigta: U g.: qof cadow ah ka xoog badan oo aan u tureyn gacantiisa gelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg gacanqabo. ld gacanqabad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.u
Qeexid: Jacayl cid loo hayo.
Qeexid Xigta: Saaxiibtinnimo, qaraabannimo, iwm oo cid ka dhexeysa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid dhibaato dhaxalsiin.
Qeexid Xigta: U g.: cid kale oo cadow ah gacantooda gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Iib qiimaha la bixinayo marka wax la kala gato.
Qeexid Xigta: Xiriir saaxiibnimo oo dhex mara laba qof ama ka badan.
Qeexid Kale: G. ah: lacag caddaan ah oo wax lagu kala iibsado. 4. ld gacansaarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Cid taageerid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dagaal yar oo gacan la adeegsanayo.
Qeexid Xigta: Salaan kalgacaltooyo.
Qeexid Kale: Siin; waxbixin. 4. ld gacanqaadid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]