Qeexid
Bakhaylnimo.
Bakhaylnimo.
magac / noun
Lab / masculine
Khabar / predicate
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Ku g.: hanti ku bakhaylid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg gacan-adayg2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -kaa, -kayd
Qeexid: Wax, waxbixinta ku adagtahay ahaansho (qof); bakhayl; muudal, dhabcaal.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Ku g.: wax hanti ku bakhaylay noqosho (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Xubinta faraha leh ee dadka wax ku qabsado.
Qeexid Xigta: Xubin dheer, madaxa maroodiga ka laallaadda oo uu wax ku qabsado kana neefsado.
Qeexid Kale: Dhegta weelasha iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg gacan-adag. ld gacan- adkaansho gacan-adkaansho m.l/dh eeg gacan-adkow. ld gacan-adkanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: gacan xoodnaan m.dh (-cmo ..., m.l) Gacanka goobada ee xoodan halka bar ee xodka.
m.l
Qeexid: (-ammo/-nno, m.dh) Khoori.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld adkaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-ammo/-nno, m.dh) (xis.) Xarriiq toosan ee ka timaada xuddunta kuna dhammaata bar ku taalla meeriska goobada ama fogaanta ka bilaabata xuddunta kubbad, kuna dhammaata bar ku taal dusha kubbadda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Geed jirrid adag leh oo ayan birtu sahal u karin; geedlab.
Qeexid Xigta: G. ah: qof dhibaatada u adkaysta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax si cabsi iyo gabbasho la'aan ah ugu dhiirrasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhiirranaan iyo gabbasho la'aan uu qof leeyahay. ld il-adkaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dabeecad qof leeyahay oo ah in uusan go'aankiisa ka noqon. ld hal-adkaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhul aan la budlin oo ciiddiisu adagtahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Gaadiid dhuleed yar, matoor lahayn, gacanta lagu wado oo hal shaag leh. ld gaarigacmeed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Ka m.: wax samayntooda diidid.
Qeexid Xigta: Ku m.: wax ku adkaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax ka dhaadhicid la'aanta qof ku sugnaado, garmaqaatenimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qof go'aan adag leh. ld keni adkaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Ku dh.: cid wax loo diray fulin waayid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]