Qeexid

Is jeclaan iyo is qaddarin dad ka dhexeysa. ld gacalo (2).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gacaltooyo oo kali ah:
  • Ma aha farxad aad ku faraxdo gacan gacaltooyo oo laguu fidiyey.
  • Warqad Furan oo ku Socota Madaxweyne Cigaal Mudane Madaxweyne salaan gacaltooyo oo qoto dheer iga gudoon.