Qeexid

Qof haween ah oo aad loo jecelyahay. ld gacalo (1).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gacaliso oo kali ah:
  • Laakiin Biixi markii uu inmuddo ah wax war iyo wacaal ah ka waayey ayuu markii dambe go'aansaday inuu fariin meel uun u mariyo oo uu yidhaahdo "Gacaliso maxaa ku helay waan ku raagsadaye".
  • Laakiin Biixi markii uu inmuddo ah wax war iyo wacaal ah ka waayey ayuu markii dambe go’aansaday inuu fariin meel uun u mariyo oo uu yidhaahdo “Gacaliso maxaa ku helay waan ku raagsadaye”.