Qeexid

"Jacayl cid loo hayo."

Qeexid Xigta

Saaxiibtinnimo, qaraabannimo, iwm oo cid ka dhexeysa.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gacal oo kali ah:
  • Kalgacalka aan u hayaa maalinba maalinta ka sii danbaysa waa igu sii siyaadayaa, oo haddadaa dhuuxa iyo lafta ayuu sidaa ii kala dhex xulayaa. la kulankeedu waa ii kaalmo, la haasawgeedu waa ii hoobaan; la joogeeduna waa ii janno.
  • Sheekadu waxa ay ka kooban tahay guud ahaan laba unug oo waaweyn oo midina colaad, hanfi, kulayl, dhac, boob & xatooyo hillaaban tahay, tan labaadna ay barwaaqo, kalgacal, nabad, baraare & beerlul cishqi ku xiddeysan tahay.