Qeexid

"Nin hal-abuurka maansada yaqaan. ld gabayaa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gabyaa oo kali ah:
  • Abwaan C/lle Raage wuxuu ahaa Mu'alif Riwaayadaha qora, Gabyaa caan ah, jilaa si aad ah loo jecleystay, waxaana ka mid ahaa Riwaayadihii lagu xasuusto (Shabeel Naagood) oo uu isagu Aktar ka ahaa uuna lahaa Abwaan Xasan Sh.
  • Ninkaas oo qudhiisu gabyaa ahaa waxaa la odhan jirey Ismaaciil Rusheeye, waxaanu gabaygiisa ku xayeysiinayaa maraqii karaaciinka ee lagu yiqiiney maqaaxidiisa.