Qeexid

"ld gaboy."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gabooy oo kali ah:
  • “Beesha Ugaadhyahan iyo beesha Gabooyaha UDUB lagama qayb gelin musharaxiinta UDUB”ayey odayaashu intaa ku dareen.
  • Haddaba waxaa ceeb iyo fool-xumo ah inaanay beesha Gabooye ku jirin kana muqan sawirka dawladeed ee JSL ilaa madaxweyne, madaxweyne ku xigeen, agaasime iyo dhammaan hay’adaha, laamaha dawliga ah iyo hay’adaha samofalka ee aan dawliga ahayn.