Qeexid

"Gardarro bareer ah oo cid lagu sameeyo."

Qeexid Xigta

ld gaboodfalid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaboodfal oo kali ah:
  • QM oo ka hadlay xuuqul Insanka Somalia Ergayga UN-ka ee arimaha Somalia Ahmadou Ould-Abdallah ayaa ka hadlay ku xadgudubka xuquuqda aadanaha ee Somalia; wuxuu sheegay in aan dunida laga ogoleyn ku gaboodfalka Insaanka.
  • Guddigan, ayaa lagu wadaa in uu soo eego eedaha la xiriira xadgudubyada xuquuqda aadanaha iyo xayiraado dhinaca cuntada ah, oo dowladda iyo mucaaradka ONLF uu midba kan kale ku eedaynay gaboodfallo in uu gaystay.