Qeexid

"Socod cag culus oo aad mooddo in qofka tallaabsigu dhibayo."

Qeexid Xigta

Dabin qaab saab leh oo shinbiraha lagu dabo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gabee oo kali ah:
  • Waxuuna ku soo gabagabeeyey warqadiisa in dowladda aysan ka baaqsan dadaal kasta oo nabad loogu raadinayo dhibaatada Soomaalida.
  • Xoghayaha ayaa sheegay in si nidaamka ka baxsan Dowlada hoose ee Bosaso Madaxdeeda shaqada uga joojiyeen saxafiyiinta arintaana lasoo gabagabeeyey kadib markii ay si wada jir ah u galeen map iyo Madax ka tirsan dowlada PL.