Qeexid

"ld gabbasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gabbood oo kali ah:
  • Dabagal la’aanta, habka loo soo agaasimo miisaaniyadda iyo xisaab-xidhka wakhtigiisa la dhaafiyo waxa uu noqday gabboodka ugu weyn ee musuq-maasuqa, taasi oo ay hanti badani ku lunto.
  • Waa gabboodka madaxda sare ee musuq-maasuqa, maal urursigii iyo kursi jacaylka.