Qeexid

"Wax la soo riday ama lo soo tuuray gabbaad ka gelid. ld gabboo, gambo2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gabbo oo kali ah:
  • Waxaanan islahaa gabbood haka dhigtaan, waanay ila garan waayeen xaqiiqdii.
  • Ma gabbood buu ka dhiganayaa mise gaashaan buu u yahay?