Qeexid

"eeg gabbo. ld gabbad1, gabbood, gambad, gambasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gabbasho oo kali ah:
  • Gaar ahaan, waxaad moodaa in madaxda dalalka Muslim ka ah ay ku jiraan “far-ku-gabbasho” (oo ay gacan-ku-gabbasho soo dhaaftay arrintu); farna waad ogtihiin inaan lagu gabban karin.
  • Maamulada Puntland iyo Somaliland, ayaa iyana mas’uuliyiintoodu yihiin kuwo si aan gabbasho lahayn ugu tagri fala hantida Ummadda.