Qeexid

"ld gabbasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gabbad oo kali ah:
  • Waxa laga fogaanayaa in lagu soo gabbado oo ay dhacaan falal iyo kharbudaad waxyeelaysa dadka iyo hantidooda; maal iyo moodba.
  • "Deegaanka lagu dagaalamay waa mid aanan lahayn geedo lagu gabbado, waxaana dagaalku uu ahaa mid socday saacado, waa laga yaabaa in khasaaruhu uu bato" ayuu yiri sarkaal ka mid ah kuwa hogaaminaya ciidamada DF oo ka gaabsaday magaciisa.