Qeexid

"Meel bannaan oo dabayl iyo dhaxan badan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gabax oo kali ah:
  • Xubnaha xukumdda Cade Muse oo ku sugnaa madasha shirka ayaa waxa ka muqatey wajagabax iyo filanwaa kadib markii Isimada iyo waxgaradkii kale ee goobta ku sugnaa ay eedeyn u soo jeediyeen.
  • Weerarkan ayaa noqonaya kii ugu xumaa ee loo geysto dowlada Somaila oo ka talisa qayb yar oo Muqdisho ka tirsan, waxaana tani ay waji gabax ku tagay DF oo horay looga dilay wasiiro iyo xildhibaano badan.