Qeexid

"gabar lg1 (-bray, -bartay; -bri) 1. (f.g) Cid wax khayaanid. 2. (f.lg) Wax badan meel isugu keenid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gabar oo kali ah:
  • Sidoo kale Aadan ayaa soo qaaday xaallad uu kala kulmay Xarunta Midawga Yurub taas oo ahayd inuu la kulmay qofka Soomaaliya u jooga xaruntaas oo ah gabar u dhalatay wadanka Koonfur Afrika midab ahaana cadaan ah.
  • "Waxaa gubtay bakhaaro shidaal, waxaa ku qasaaray dad badan, mana haysano hanti kale" ayay tiri gabar ka mid ahayd kuwa shidaalka ka ganacsada oo saxaafada la hadashay, iyadoo dabkan uu ahaa midkii ugu khasaaraha yaraa ee ka kaca suuqa weyn ee Bakaaraha.