Qeexid

"Inan yar."

Qeexid Kale

G. ah: wax tiro yar. ld gibin1, gifin1.

Qeexid Xigta

Deero yar oo lab ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaban oo kali ah:
  • Cabdulaahi Ilka Jiir waa qorax usoo baxdey umadda Soomaaliyeed guud ahaan, dadyowga Puntland gaar ahaan, gaban iyo gargeyr.
  • Habar ku gabanaysay suryo yar oo u dhow daarta looga taliyo Jamhuuriyadda Shankaroon-land ayaa raadyaowga u sheegtay in Muuse Caddo iyo colkiisa ay Shankaroontu gosha gelisay si ay uga qariso C/laahi Beer-loox.