Qeexid

"ld gobol."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gabal oo kali ah:
  • Sidoo kale, qarax kaas la mid ah ayaa shalay gabal-dhicii lala beegsaday askar ku sugnaa degmada Waaberi, halkaasoo lagu dilay laba askari, waxaana lagu dhaawacay afar askari oo kale.
  • Ugu yaraan 7-qof oo ay ku jiraan askar ka tirsan AMISOM ayaa ku dhintay, 11-qof oo kalena ay ku dhaawacmeen qarax ismiidaamin ah oo lagu weeraray xarunta Midowga Afrika ee Muqdisho gabaldhicii shalay.