Qeexid

"(-bdho, m.l) ld gabar2 gabaggabee f.g2 Wax gabagabo ku samayn. ld gebagebee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gabadh oo kali ah:
  • - Maal: Ninkii gabar maalkeed “oo qura” u guursadaa, ma uu doonayo gabadhee maalkeeduu doonayaa, ayada lafteeduna waxay u aragtaa nin ay iibsatay.
  • Wuxuu ku yiri, gabadhaydiiyey, waxaad ku tiraahdaa: aabahay wuxuu iiga cabsanayaa kulka naarta Jahannamo.