Qeexid

ld gabaaddiir.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gabaahiir oo kali ah:
  • Askarta Israa’iil oo isticmaalay cod aad u dheer oo argagax gelinaya dadka, ayaa guri-guri u baadhaya magaalada, si ay uga soo ururiyaan dadka ku sii hadhay, hase yeeshee magaalada ayaa ah gabaahiir cidla ah.
  • Wuxuu baabi’iyay qaybtii Siyaasadeed, hogaamintiina wuxuu ka dhigay mid milatari, taasina waxay keentay inay ka yaacaan aqoon yahaykii, siiyaasiyiintii iyo wax garadkii kaleba, meeshiina waxaay noqotay gabaahiir, halkuu ku danbeeyayna waa la ogyahay.”