Qeexid

".r Cod lagu muujiyo shanqar gaaban oo kedis ah. ld geb1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gab oo kali ah:
  • Balse ereygu waxa uu aniga igu duxay kolkii aan ka helay hal-xidhaalahan laba gabayaa is weydaarsadeen.
  • Warbixin ku Saabsan Kufsi ka Dhacay Goldogob Maamulka, culumada iyo ehellada laba gabdhood oo fal kufsi ah lagula kacay degmada Goldogob ee maamulka Puntland ayaa la tacaalaya inay xal ka gaaraan arrinkaan.