Qeexid

"(-wayaal, m.l/dh) Haruub weyn oo geela lagu maalo, toobe; haruubgaal."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaawe oo kali ah:
  • Doorashadan lala rafanayo ayaa waxay ka dhaxaysaa nin mucaarad ah, oo magaciisa la yidhaa Shumburo Giraan Moorgan iyo oday Mugaawe oo ka soo jeeda xisbi Udubkiisa.
  • Oday Mugaawe oo aan is idhi waxa lagu haystaa waar maxaad ragga madmadow ragga cad-cad uga celin weyday ayaa u qaadan waayay doorashooyinkan iyo shuquladan cusub, isaga oo laga sheegay inuu yidhi, “gudhu-gudhu gudhuu.