Qeexid
Wax gaasir ah noqosho.
[-rmay, -rantay, -rmi]
f.mg1Wax gaasir ah noqosho.
Fal / verb
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax gaasir ah ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: Wax, miisaankiisa ama cabbirkiisu aannu dhammayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax, miisaankiisa ama cabbirkiisa wax ka dhimid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld gaasirnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg gaasir2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg gaasiran1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax la fasiray ahaansho.
Qeexid Xigta: ld fasilan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dareere loo isticmaalo ifsashada aqallada iyo cunto karinta.
Qeexid Xigta: (-sas, m.l) Ciidamo badan oo hal meel laga xukumo; qayb.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Wax xooggan oo adkaysi leh.
Qeexid Xigta: Geel aan irmaanayn.
Qeexid Kale: G. ah: wax aad u badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-nno/-ammo, m.dh) Qalab bir ama harag adag ah, oo looga gabbado riddada warmaha, fallaaraha iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Ku s.: wax khatalmay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-rmay, -rantay; -rmi) Ku s.: wax khatalmay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Hu' hoosaad qafiif ah oo shaatiga laga hoos gashado si uu dhididka uga ilaaliyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax qaarka hore midab ku leh ahaansho (ri').
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld gaasirnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -fnaa, -fnayd
Qeexid: Wax diyaar ah ahaansho.
Qeexid Xigta: Midab gaar ah yeelasho (neef geel ah).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Socod dhukis ah oo wax lagu gaadayo (nafley).
Qeexid Xigta: ld gaatamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Dhukin iyada oo wax la gaadayo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -mnaa, -mnayd
Qeexid: Wax hubkii uu isku difaaci lahaa u dhanyahay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax dahaar adag oo aan hub fudud kari karin leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax aan joog dheer lahayn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]