Qeexid

"Darajada ciidan oo u dhexeysa dhamme iyo gaashaanle-dhexe."

Qeexid Xigta

Biciid lab oo haraggiisa laga sameeyn karo gaashaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaashaanle oo kali ah:
  • Taliyaha Booliska Baydhabo Gaashaanle sare Aadan biid ayaa 5-tii bishii hore si kmg ah loogu dhiibay gudoomiyaha degmada baydhabo, markii uu is casilay gudoomiyihii hore axmed maadey isaaq.
  • Puntaland ayaa sameysatay dowlad goboleed. 26kii Maarso 1998dii, doon wada dad qaxooti Soomaliyeed oo gaaray 180 ayaa ku degtay xeebaha Yeman. 23dii Juulaay 1998dii, waxaa noqday Madaxweynahay Puntaland Gaashaanle sare Cabdullahi Yusuf.